{"id":42501,"date":"2020-09-13T10:06:28","date_gmt":"2020-09-13T07:06:28","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=42501"},"modified":"2020-09-13T13:08:44","modified_gmt":"2020-09-13T10:08:44","slug":"dad-ka-careysan-gabadhii-lagu-kufsaday-magalada-muqdisho-oo-dab-qabadsiiyey-hotelkii-uu-falka-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2020\/09\/13\/dad-ka-careysan-gabadhii-lagu-kufsaday-magalada-muqdisho-oo-dab-qabadsiiyey-hotelkii-uu-falka-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Dad Ka Careysan Gabadhii Lagu Kufsaday Magalada Muqdisho oo Dab Qabadsiiyey Hotelkii uu Falka Ka Dhacay"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Boqolaal dadweyne oo ka careysnaa falkii arxan darrada ah ee lagula kacay marxuumad Xamdi Maxamed Faarax ayaa maanta dibad-bax ka dhigay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan Waabari.<\/p>\n\n\n\n

Dadkan oo u badnaa dhalinyaro iyo haween ayaa isugu tegay afaafka hore dhismaha dabaqii lagu kufsaday, lagula dilay marxuumadda, iyaga oo dab qabad-siiyey.<\/p>\n\n\n\n

Sidoo kale qaar ka mid ah dibad-baxayaasha oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay dalbanayaan cadaalad, si maxkamad loo soo taago raggii ka dambeeyay falkaasi.<\/p>\n\n\n\n

Allaha u naxariisee marxuumad Xamdi Maxamed Faarax oo 19 jir aheyd ayaa sanadkan ka qalin-jabisay mid ka mid ah dugsiyada sare ee gobolka Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Boqolaal dadweyne oo ka careysnaa falkii arxan darrada ah ee lagula kacay marxuumad Xamdi Maxamed Faarax ayaa maanta dibad-bax ka dhigay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan Waabari. Dadkan oo u badnaa dhalinyaro iyo haween ayaa isugu tegay afaafka hore dhismaha dabaqii lagu kufsaday, lagula dilay marxuumadda, iyaga oo dab qabad-siiyey. Sidoo kale […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42502,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/hotel.jpg?fit=540%2C249&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-b3v","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42501"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42501"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42503,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42501\/revisions\/42503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}