{"id":39442,"date":"2019-09-18T14:30:27","date_gmt":"2019-09-18T11:30:27","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=39442"},"modified":"2019-09-18T14:30:35","modified_gmt":"2019-09-18T11:30:35","slug":"qarax-lala-beegsaday-mid-ka-mid-ah-shaqaalihii-ka-shaqeynayey-dhismaha-wadada-isku-xirta-afgooye-iyo-xamar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2019\/09\/18\/qarax-lala-beegsaday-mid-ka-mid-ah-shaqaalihii-ka-shaqeynayey-dhismaha-wadada-isku-xirta-afgooye-iyo-xamar\/","title":{"rendered":"Qarax Lala Beegsaday Mid ka Mid ah Shaqaalihii Ka Shaqeynayey Dhismaha Wadada Isku Xirta Afgooye iyo Xamar"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Qarax ayaa saaka lala beegsaday qaar ka mid ah Injineerada dhismaha ka wada waddada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n\n\n\n

Qaraxan oo ahaa miino ayaa lala beegsaday gaari HILUX ah oo ay wateen Injineeradaasi oo u dhashay dalka Turkiga, xilli ay marayeen agagaarka Jaamacadda Shabelle.<\/p>\n\n\n\n

Ugu yaraan illaa saddex qof ayaa ku dhaawacantay qaraxaasi oo mid ka mid ah uu yahay Injineer, halka labada kale ay yihiin askar ilaalo aheyd.<\/p>\n\n\n\n

Xaaladda ayaa hadda degan, waxaana goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo baaritaano kooban ka sameeyey halkaasi.<\/p>\n\n\n\n

Al-Shabaab ayaa horay uga digtay dhismaha jidkan, inkastoo markii dambe la sheegay in Qatar ay siiyey lacag, si loo wado dhismaha waddadaas oo muhiim u ah dadweynaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Qarax ayaa saaka lala beegsaday qaar ka mid ah Injineerada dhismaha ka wada waddada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Qaraxan oo ahaa miino ayaa lala beegsaday gaari HILUX ah oo ay wateen Injineeradaasi oo u dhashay dalka Turkiga, xilli ay marayeen agagaarka Jaamacadda Shabelle. Ugu yaraan illaa saddex […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39443,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/qarax-1.jpg?fit=540%2C405&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-aga","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39442"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39444,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39442\/revisions\/39444"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39443"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}