{"id":39266,"date":"2019-08-29T16:18:55","date_gmt":"2019-08-29T13:18:55","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=39266"},"modified":"2019-08-29T16:19:10","modified_gmt":"2019-08-29T13:19:10","slug":"dhegeyso-cabdi-qeybdiid-oo-ka-hadley-halka-uu-marayo-dib-u-eegista-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2019\/08\/29\/dhegeyso-cabdi-qeybdiid-oo-ka-hadley-halka-uu-marayo-dib-u-eegista-dastuurka\/","title":{"rendered":"Dhegeyso: Cabdi Qeybdiid oo Ka Hadley Halka uu Marayo Dib u Eegista Dastuurka"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Gudoomiyaha gudiga dib u eegista dastuurka ee labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale qeybiid ayaa faah faahin ka bixiyay halka uu marayo dib u eegista dastuurka dalka iyo waqtiga la soo geba-gabeynayo.<\/p>\n\n\n\n

Waxa uu sheegay in ka guddi ahaan ay wataan Shaqadooda dib u eegista Dastuurka iyo latashiyada ay ka sameynayaan,isla markaana uu rajeynayo in Bisha ugu dambeysa ee sanadkaan 2019 ay dhamaan soo geba-gabeyn doonaan cutubyada dastuurka dalka loona gudbi doono Baarlamaanka Soomaaliya. <\/p>\n\n\n\n