{"id":39263,"date":"2019-08-29T03:06:27","date_gmt":"2019-08-29T00:06:27","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=39263"},"modified":"2019-08-29T03:06:35","modified_gmt":"2019-08-29T00:06:35","slug":"dib-u-hishiinta-ay-beesha-caalamka-ugu-tala-gashay-koonfur-galbeed-oo-rabta-iney-hal-jufo-isu-koobto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2019\/08\/29\/dib-u-hishiinta-ay-beesha-caalamka-ugu-tala-gashay-koonfur-galbeed-oo-rabta-iney-hal-jufo-isu-koobto\/","title":{"rendered":"Dib u hishiinta ay beesha caalamka ugu tala gashay koonfur galbeed oo rabta iney hal jufo isu koobto"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Tan iyo intii ka dambeysay qalalasihii ka dhashay doorashadii gacan ku rimiska aheyd ee ka dhacday deegaanada koonfur galbeed waxaa ay keentey in dadkii shacabka ee reer konfur ay kalsoonida kala noqdaan maamulkii halkaasi ay keentey dowlada dhexe ee uu hogaamiyaha ka ahaa Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Taasoo keentey in maamulkii halkaasi la keenay uu noqdo mid aan waxba dhaamin maamulkii hore ee uu Shariif Xasan horjoogaha ka ahaa.<\/p>\n\n\n\n

Dowladaha reer yurub iyo Mareykanka ayaa kolkii ay\ngarwaaqsadeen waxa magalada baydhabo ka dhacay ineysan doorasho ahayd ayaa\nwaxaa ay qabsadeen kulamo dhowr ah oo ay kaga hadlayaan waxa halkaasi ka dhacay\niyo wixii laga yeeli lahaa wexeyna isla garteen sida keliya ee maamulkan loo\nhagaajin karo in ay tahay in lagu sameeyo dib u habeyn iyo weliba dib u\nheshiisiin.<\/p>\n\n\n\n

Beesha caalamka ayaa sidoo kale isla gartey in ay arinta ku\nsaabsan dib u heshiisiinta reer koonfur galbeed u wakiishaan urur goboleedka\nIgad, igadna ay ka ogolaatey iney hormuud ka noqoto howshaas la rabay in lagu\nxaliyo khilaafaadka ka taagan koonfur galbeed.<\/p>\n\n\n\n

Dadaaladii ay waday besha caalamka ayaa ka war helay koox isku\nmagacowdey isbedel doon oo xiligii tartanka madaxtinimada maamulka koonfur\ngalbeed qeyb ka ahaa isla markaana una tanasuley Musharax Mukhtaar Roobow\nkooxda ayaa waxaa ay u tagtey xafiiska masuuliyiintii beesha Igad ay ku\nlahaayeen magalada Neirobi waxaana ay isuu sheegeen in ay ka mid ahaayeen\nmusharixintii u taagneyd xilka madaxtinimo ee maamulka koonfur galbeed wexeyna\nintaasi u raaciyeen iney diyaar u yihiin in ay Igad kala shaqeeyaan sidii xal waara\nloogu hali lahaa arimaha koonfur galbeed.<\/p>\n\n\n\n

Intii ay weli socotey u gogol xaarka dib u heshiisiinta ay\nrabtey in ay sameyso beesha caalamka ayaa waxaa nasiib wanaag magalada Neyroobi\nxiligaasi booqasho ku yimid Cabdicasiis Lafta gareen ayada oo muhuumada\nsocdaalkiisa uu ahaa siduu ula kulmi lahaa beesha caalamka isla markaana u\nweydiisan lahaa dhaqalihii laga jaray in dib loogu soo celiyo.<\/p>\n\n\n\n

Cabdicasiis ayaa kolkii uu la kulmay masuuliyiinta beesha\ncaalamka ee ku sugnaa magalada Neyroobi waxaa ay u sheegeen in sida keliya oo\nay dhaqaalaha ugu furi karaan maamulka koonfur galbeed in ay tahay in la\nsameeyo dib u heshiisiin wixii dhacayna la iska xaal mariyo cabdicasiina wuu\nsoo dhaweeyey.<\/p>\n\n\n\n

Waxaa dhacday in Igad ay kulan isugu yeertey kooxdii isbedel\ndoonka sheeganeysay iyo Cabdicasiis lafta gareen oo markaasi ku sugnaa magalada\nNeirobi ayagoo markaasi kulankooda kaga wada Hadley qaabka ugu haboon ee lagu\nsoo afjari karo wixii ka dhacay magalada baydhaba, Gabagabadii kulanka ayaa\ndhamaantood isla garteen dhowr qodob oo gogol xaar u noqon kara dib u\nheshiisiinta ay beesha caalamka dooneysay in laga meel mariyo koonfur galbeed,\nBalse nasiib daro waxaa dhacday in dowlada dhexe ay ka warheshay heshiiskaas isla\nmarkiina ay u yeertey in Cabdicasiis uu si dhaqso ah kusoo galo magalada\nmuqdisho taasoo keentey in heshiiskii uu meeshiisa ku burburo.<\/p>\n\n\n\n

Hadaba waxaa dhacday in barnaamijkii dib u heshiisiinta ay\nwadeen beesha calaamka in mar kale dib usoo cusbooneysiyaan ayagoo Igad ugu baaqay\nin arintii dib loosoo celiyo arimihii ku saabsanaa dib u heshiisiinta reer\nkoonfur galbeed iyo weliba in xal laga helo arinta xariga Mukhtaar Roobow.<\/p>\n\n\n\n

Waxaa ayaga dib usoo noolaaday kooxihii isbedel doonka oo ay\nhorboodayaan Yusuf Baadiyoow, Maxamed Adan Farkeeti iyo weliba Xuseen Kushug, wexey\nfursad u arkeen in arinta dib u hishiinta ay qeyb ka noqdaan ayadoo ula\njeedadoodu tahay iney dib u heshiisiinka ka dhigaan meel lagu <\/p>\n\n\n\n

Balse dib u hishiisinta ay dooneyso beesha caalamka ma aha\nmid xukun wadaag ah, Beesha caalamka waxaa ay dooneysaa in dib u heshiisiin sax\nah la kala dhex dhigo seddexda gobolka ee ay ka kooban tahay koonfur galbeed\ndadka ku nool isla markaana xal laga gaaro xariga Mukhtaar Roobow si loo helo\nnabad iyo horumar, Halka  kooxda isbedel\ndoonkunka ay doonayaan in afartaas shaqsi  iyo lafta gareen in la heshiisiiyo isla\nmarkaana halkaasi lagu sameeyo xukun qeybsi, waxaase wax lala yaabo ah inta\nheshiineysa ee rabta iney masiirka reer koonfur galbeed afduubaan waa 4 wiil oo\nilmo adeero ah oo hal meel kasoo wada jeeda.<\/p>\n\n\n\n

Hadaba international community, Igad, xukuumada dhexe iyo weliba\nmadaxweynaha maamulka koonfur galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen waxaa la gudboon\nin ay dib u heshiisiinta ka dhigaan mid u dhexeysa dhamaan shacabka koonfur\ngalbeed ee ku nool 3da gobol ee uu maamulka ka kooban yahay, Balse aan lagu\nkoobin in la heshisiiyo shacqiyaad raba iney afduubaan masiirka umada.<\/p>\n\n\n\n

Xalku waa in Cadaalad ay wada helaan reer koonfur galbeed<\/p>\n\n\n\n

Daafeet Media<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Tan iyo intii ka dambeysay qalalasihii ka dhashay doorashadii gacan ku rimiska aheyd ee ka dhacday deegaanada koonfur galbeed waxaa ay keentey in dadkii shacabka ee reer konfur ay kalsoonida kala noqdaan maamulkii halkaasi ay keentey dowlada dhexe ee uu hogaamiyaha ka ahaa Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Taasoo keentey in maamulkii halkaasi la keenay uu noqdo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39264,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/fark.jpg?fit=418%2C480&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-adh","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39263"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39263"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39263\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39265,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39263\/revisions\/39265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39264"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39263"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39263"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39263"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}