{"id":39241,"date":"2019-08-26T15:47:43","date_gmt":"2019-08-26T12:47:43","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=39241"},"modified":"2019-08-26T15:47:57","modified_gmt":"2019-08-26T12:47:57","slug":"alshabab-oo-xalay-weeraray-saldhig-ay-ciidama-amisom-ku-lahaayeen-degmada-buula-burde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2019\/08\/26\/alshabab-oo-xalay-weeraray-saldhig-ay-ciidama-amisom-ku-lahaayeen-degmada-buula-burde\/","title":{"rendered":"Alshabab oo Xalay Weeraray Saldhig Ay Ciidama Amisom Ku Lahaayeen Degmada Buula Burde"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Wararka laga helayo degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaasi uu dagaal culus ku dhexmaray Ciidamada dowladda kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Ururka dagaalamayaasha Al-Shabaab.<\/p>\n\n\n\n

Dagaalka ayaa ka dambeysay kadib markii Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigyada Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin degmada Buulo-Burde,waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo mudo socday,sida ay sheegeen dad ku sugan degmadaas.<\/p>\n\n\n\n

Guddoomiye ku xigeenka amniga degmada Buulo-Burte Cismaan Geedi ayaa sheegay inay dhankooda iska difaaceen weerarkii xalay kaga yimid dhinaca Al-Shabaab,isla markaana ay khasaaro ku gaarsiiyeen.<\/p>\n\n\n\n

Waxaa uu sheegay in rasaasta ay kasoo rideen Al-Shabaab dhinaca Galbeed ee degmada Buulo-Burde,hayeeshee Ciidamada wax khasaaro ah kasoo gaarin dagaalkii dhexmaray labada dhinac,sidoo kalena xaaladu ay tahay mid degan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wararka laga helayo degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaasi uu dagaal culus ku dhexmaray Ciidamada dowladda kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Ururka dagaalamayaasha Al-Shabaab. Dagaalka ayaa ka dambeysay kadib markii Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigyada Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin degmada […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36235,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Alshabaab-dagaal1.jpg?fit=450%2C265&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-acV","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39241"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39241"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39241\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39242,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39241\/revisions\/39242"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36235"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}