{"id":38938,"date":"2019-07-19T16:29:45","date_gmt":"2019-07-19T13:29:45","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=38938"},"modified":"2019-07-19T16:29:55","modified_gmt":"2019-07-19T13:29:55","slug":"saraakiil-gaaraya-83-xubnood-oo-ka-tirsan-ciidanka-xooga-dalka-oo-la-dalacsiiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2019\/07\/19\/saraakiil-gaaraya-83-xubnood-oo-ka-tirsan-ciidanka-xooga-dalka-oo-la-dalacsiiyey\/","title":{"rendered":"Saraakiil Gaaraya 83 Xubnood oo Ka Tirsan Ciidanka Xooga Dalka oo La Dalacsiiyey"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Ku simaha taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, S\/gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa Shalay garaadda siiyay 83 xubnood oo isugu jira Dhaqaatiir iyo Kalkaaliyaal Caafimaad.<\/p>\n\n\n\n

Dhaqaatiirta iyo kalkaaliyeyaasha caafimaad ee la siiyay darajooyinka Sarkaalnimo ayaa waxay dhowaan kusoo biireen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xooga Dalka, S\/Guuto; Odowaa Yuusuf Raage ayaa u sheegay Dhaqaatiirta iyo Kalkaaliyaasha Caafimaad in ay aqoontooda wax ugu qabtaan Ciidanka.<\/p>\n\n\n\n

Kusimaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Ahna Taliye ku xigeenka Ciidanka S\/gaas; Cabdi Xasan Maxamed, ayaa kula dardaarmay Xubnaha darajada la siiyay in ay u diyaargaroobaan Shaqo adag maaddaama uu Ciidanka Xoogga Dalku ku jiro Dagaal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ku simaha taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, S\/gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa Shalay garaadda siiyay 83 xubnood oo isugu jira Dhaqaatiir iyo Kalkaaliyaal Caafimaad. Dhaqaatiirta iyo kalkaaliyeyaasha caafimaad ee la siiyay darajooyinka Sarkaalnimo ayaa waxay dhowaan kusoo biireen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xooga Dalka, S\/Guuto; Odowaa Yuusuf Raage ayaa u sheegay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":38939,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/askar.jpg?fit=540%2C360&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-a82","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38938"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38938"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38940,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38938\/revisions\/38940"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}