{"id":38786,"date":"2019-06-28T15:10:32","date_gmt":"2019-06-28T12:10:32","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=38786"},"modified":"2019-06-28T15:10:39","modified_gmt":"2019-06-28T12:10:39","slug":"xaalada-degmada-walaweyn-oo-maanta-degen-ayadoo-ay-weli-is-hor-fadhiyaan-ciidamadii-halkaasi-ku-dagaalamay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2019\/06\/28\/xaalada-degmada-walaweyn-oo-maanta-degen-ayadoo-ay-weli-is-hor-fadhiyaan-ciidamadii-halkaasi-ku-dagaalamay\/","title":{"rendered":"Xaalada Degmada Walaweyn oo Maanta Degen Ayadoo ay Weli Is Hor Fadhiyaan Ciidamadii Halkaasi Ku Dagaalamay"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Xaalad deganaansho ah ayaa saakay laga dareemayaa degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo shalay uu ka dhacay dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.<\/p>\n\n\n\n

Dagaalka ayaa u dhaxeeyay maleeshiyo kasoo jeeda ha beel, kuwaas oo isku-heystay Goob isbaaro ah oo ku taalla degmadaas, waxaana dagaalkaas ku geeriyooday 6 ruux halka saddex kale ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n\n\n\n

Wararka saakay la helayo ayaa waxaa ay sheegayan in xaaladu ay degan tahay, hayeeshee weli maleeshiyaadkii dagaalamay ay ishor-fadhiyaan, isla markaana mar walba la filan karo in uu dagaal dhaco.<\/p>\n\n\n\n

Ma aha markii ugu horeysey oo ay isku dhacayaan maleeshiyaadkan kasoo jeeda hasha beel dhowr jeer oo hore ayey sidan oo kale isugu dheceen ayadoo isku dhacaasina sabab u eheyn bar kontarool oo taala gudaha magalada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Xaalad deganaansho ah ayaa saakay laga dareemayaa degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo shalay uu ka dhacay dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay maleeshiyo kasoo jeeda ha beel, kuwaas oo isku-heystay Goob isbaaro ah oo ku taalla degmadaas, waxaana dagaalkaas ku geeriyooday 6 ruux halka saddex kale ay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36488,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/daafeet-e1557686801304.jpg?fit=540%2C386&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-a5A","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38786"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38786"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38786\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38787,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38786\/revisions\/38787"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36488"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}