{"id":38759,"date":"2019-06-24T17:25:35","date_gmt":"2019-06-24T14:25:35","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=38759"},"modified":"2019-06-24T17:25:44","modified_gmt":"2019-06-24T14:25:44","slug":"golaha-barlamaanka-oo-maanta-ansixiyey-sharciga-la-dagaalanka-musuqmaasuqa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2019\/06\/24\/golaha-barlamaanka-oo-maanta-ansixiyey-sharciga-la-dagaalanka-musuqmaasuqa\/","title":{"rendered":"Golaha Barlamaanka oo Maanta Ansixiyey Sharciga La Dagaalanka Musuqmaasuqa"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Xildhibaannada Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyay sharciga dhismaha guddiga la dagaallanka musuq-maasuqa oo ka mid ah hawlaha horyaallay golaha.<\/p>\n\n\n\n

Kulanka waxaa yimid 151 mudane, waxaana sharciga ansixiyay 149 Xildhibaan . Hal mudane ayaa ka aamusay midna kalena wuu diidday kalsooni siinta xeerkan.<\/p>\n\n\n\n

Intaan sharciga la ansixin dhowr xildhibaan ayaa aragtiyo ka dhiibtay xeerka, qaarkood waxay sheegeen in aqalka sare aysan wax badan ka bedelin qodobada balse ay xoogga saareen siiqada xeerka.<\/p>\n\n\n\n

Waxaa ay qaarkood sheegeen xildhibaannada in xeerkan uu u baahan yahay in wakhti la siiyo isla markaasna aan lagu deg degin ansixintiisa. \u201cDhamaan qodobbada waxbaa laga badalay marka yaynaan ku fududaan\u201d ayuu yiri Xildhibaan Cismaan Xaaji Cali.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Xildhibaannada Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyay sharciga dhismaha guddiga la dagaallanka musuq-maasuqa oo ka mid ah hawlaha horyaallay golaha. Kulanka waxaa yimid 151 mudane, waxaana sharciga ansixiyay 149 Xildhibaan . Hal mudane ayaa ka aamusay midna kalena wuu diidday kalsooni siinta xeerkan. Intaan sharciga la ansixin dhowr […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29263,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/barlamanka.jpg?fit=500%2C375&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-a59","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38759"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38759"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38760,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38759\/revisions\/38760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}