{"id":38742,"date":"2019-06-22T17:42:38","date_gmt":"2019-06-22T14:42:38","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=38742"},"modified":"2019-06-22T17:42:47","modified_gmt":"2019-06-22T14:42:47","slug":"dhegeyso-xildhibaan-maxamed-xuseen-afaraale-oo-xukuumada-ku-eedeeyey-cadaalad-daro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2019\/06\/22\/dhegeyso-xildhibaan-maxamed-xuseen-afaraale-oo-xukuumada-ku-eedeeyey-cadaalad-daro\/","title":{"rendered":"Dhegeyso: Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo Xukuumada Ku Eedeeyey Cadaalad Daro"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Xildhibaan Maxamed Xuseen Afraale oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay sameysay Caddaalad daro weyn, islamarkaana ay u kala eexatay gobolada Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n

Xildhibaan ayaa sheegay in deeq dhan 42 Milyan oo Midowga Yurub ay bixiyeen in aan waxba laga soo gaarsiin degaanada maamulka Koonfur Galbeed, islamarkaana gobolo kale ay siisay dowladda dhexe.<\/p>\n\n\n\n