{"id":38380,"date":"2019-04-27T16:04:52","date_gmt":"2019-04-27T13:04:52","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=38380"},"modified":"2019-04-27T16:05:06","modified_gmt":"2019-04-27T13:05:06","slug":"gudiga-doorashooyinka-oo-maanta-buuxiyey-kuraastii-xildhibaanimo-ee-beelaha-geledi-iyo-begedi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2019\/04\/27\/gudiga-doorashooyinka-oo-maanta-buuxiyey-kuraastii-xildhibaanimo-ee-beelaha-geledi-iyo-begedi\/","title":{"rendered":"Gudiga Doorashooyinka oo Maanta Buuxiyey Kuraastii Xildhibaanimo ee Beelaha Geledi iyo Begedi"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa Magaalada Baydhabo maanata ku qabtay doorashooyin lagu buuxinaayo kuraas xildhibaan federaal oo horey u banaanaa.<\/p>\n\n\n\n

Labada kursi oo uu mid baneeyey taliyihii hore ee NISA Xuseen Calool Kuus midka kalana uu ka dhintey alaha u naxariistee xildhibaan Cabdullaahi Ruush.<\/p>\n\n\n\n

Gudiga doorashooyinka ayaa markii hore ku hormarey buuxinta kursiga uu baneeyey Taliyihii hore ee Nisa Xuseen Cusmaan Xuseen kaasoo ay isku soo sharaxeen Musharax Cali Sheekh C\/llaahi (Cali Afgooye) iyo shaqsi ay walaal yihiin taliyihii hore ee Nisa oo isna lagu magacaabo Sayid Cali Cismaan Xuseen.<\/p>\n\n\n\n

Kasoo markii dambe uu ku guuleystay Cali Sheekh Cabdullahi haka uu soo xaadiri waayey Musharax Sayid Cali Cismaan Xuseen.<\/p>\n\n\n\n

Dhanka kale waxaa isna ku guuleystey kursigii uu baneeyey alaha u naxariistee Korneel Ruush Musharax Nuur Siidow Baaba Xasan oo heley 48 cod halka Fiqi Cabdullahi uu heley 1 cod. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa Magaalada Baydhabo maanata ku qabtay doorashooyin lagu buuxinaayo kuraas xildhibaan federaal oo horey u banaanaa. Labada kursi oo uu mid baneeyey taliyihii hore ee NISA Xuseen Calool Kuus midka kalana uu ka dhintey alaha u naxariistee xildhibaan Cabdullaahi Ruush. Gudiga doorashooyinka ayaa markii hore ku hormarey buuxinta kursiga uu baneeyey Taliyihii […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":38381,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/ALI-IYO-NUUR.jpg?fit=600%2C377&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-9Z2","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38380"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38380"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38380\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38382,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38380\/revisions\/38382"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38381"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38380"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38380"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38380"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}