{"id":38217,"date":"2019-04-12T13:31:59","date_gmt":"2019-04-12T10:31:59","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=38217"},"modified":"2019-04-12T13:32:13","modified_gmt":"2019-04-12T10:32:13","slug":"dhegeyso-madaxweynaha-oo-ka-hadley-tirakoobka-ciidamada-iyo-danta-laga-leeyahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2019\/04\/12\/dhegeyso-madaxweynaha-oo-ka-hadley-tirakoobka-ciidamada-iyo-danta-laga-leeyahay\/","title":{"rendered":"Dhegeyso Madaxweynaha oo Ka Hadley Tirakoobka Ciidamada Iyo Danta laga Leeyahay"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay tirakoobka Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladdiisa labadii sano ee lasoo dhaafay dhibaatooyin waa weyn ay soo wajaheen.<\/p>\n\n\n\n

Madaxweynaha waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay go\u2019aan ku gaartay in la tirakoobo Ciidanka si loo siiyo qalabka iyo adeegyadda ay u baahan yihiin, laakiin arintaasi ay kasoo wajahday Caqabad waa weyn oo cuuryaamisay dowladda.<\/p>\n\n\n\n