{"id":31840,"date":"2017-07-29T06:31:53","date_gmt":"2017-07-29T03:31:53","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=31840"},"modified":"2017-07-29T06:31:53","modified_gmt":"2017-07-29T03:31:53","slug":"dhegeyso-agaasimaha-waaxda-socdaal-oo-sheegey-iney-yaraatey-somalida-isticmaasha-basaboorka-ajnabiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2017\/07\/29\/dhegeyso-agaasimaha-waaxda-socdaal-oo-sheegey-iney-yaraatey-somalida-isticmaasha-basaboorka-ajnabiga\/","title":{"rendered":"Dhegeyso Agaasimaha Waaxda Socdaal oo Sheegey Iney Yaraatey Somalida Isticmaasha Basaboorka Ajnabiga"},"content":{"rendered":"
Agaasimaha waaxda socdaalka iyo jinsiyada maxamed jimcaale koofi oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in uu yareedey isticmaalka baasboorka ajnabiga isla markaana uu batey isticmaalka baasaboorka somaliya<\/p>\n
Agaasimaha ayaa sheegey in ay ganacsatada somaliyeed ay inta badan isticmaali jireen baasaposka ajaanibta balse hada ay badatey in ay qaataan pasporka somaliyeed taasi ay u fiican tahay jiritaanka dolada somaliyeed maadaama uu pasporkii somaliyeed dib usoo noqon doono.<\/p>\n
Agaasimaha waaxda socdaalka<\/a><\/p>\n Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada<\/p>\n