{"id":31575,"date":"2017-06-28T15:09:36","date_gmt":"2017-06-28T12:09:36","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=31575"},"modified":"2017-06-28T15:09:36","modified_gmt":"2017-06-28T12:09:36","slug":"imaaraadka-oo-sheegey-in-cunaqabateyn-dheeri-ah-la-saari-doo-qadar-hadii-aysan-qaadan-dalabka-xulufada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2017\/06\/28\/imaaraadka-oo-sheegey-in-cunaqabateyn-dheeri-ah-la-saari-doo-qadar-hadii-aysan-qaadan-dalabka-xulufada\/","title":{"rendered":"Imaaraadka oo Sheegey In Cunaqabateyn Dheeri Ah La Saari Doo Qadar Hadii Aysan Qaadan Dalabka Xulufada"},"content":{"rendered":"

\"\"Safiirka Dowladda Imaaraadka u Fadhiya Ruushka ayaa ku goodiyay in cunuqabatayn dhaqaale oo dheeraad ah la saari doono dowladda Qadar hadii aysan u hogaansamin dalabka xulufada uu hogaaminayo Sucuudigu.<\/p>\n

Cumar Ghobash oo waraysi siinayay wargayska Guardian ee ka soo baxa Ingiriisk ayaa sheegay in dalabka 13-ka qodob ah looga baahan-yahay Qadar in ay aqbasho si ay oga fogaato cunaqabatayn kale oo lagu soo rogo.<\/p>\n

Safiirka ayaa Qadar uga digay xiriirka ay la leedahay dowladaha Iran iyo Turkiga ,kuwaasi oo Qadar u soo gurmaday markii lagu soo rogay cunaqabtaynta ,iyada oo ciidamo ka socda turkiga la keenay Doha kuwasi oo qayb ka ah heshiis ay labada dhinac kala saxiixdeen sanado ka hor.<\/p>\n

Mar uu ka hadlay arinta Al-jazeera ayuu sheegay in ay ku xad-gudbeen xoriyad-da hadalka ,isaga oo tilmaamay in fahamka ereygaas sida loo qeexayo uu yeelan karo macno kale marka la joogo khaliijka ,isaga oo tusaalooyin dhowr ah bixiyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Safiirka Dowladda Imaaraadka u Fadhiya Ruushka ayaa ku goodiyay in cunuqabatayn dhaqaale oo dheeraad ah la saari doono dowladda Qadar hadii aysan u hogaansamin dalabka xulufada uu hogaaminayo Sucuudigu. Cumar Ghobash oo waraysi siinayay wargayska Guardian ee ka soo baxa Ingiriisk ayaa sheegay in dalabka 13-ka qodob ah looga baahan-yahay Qadar in ay aqbasho si […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14617,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/imarate.jpg?fit=400%2C224&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-8dh","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31575"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31575"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31576,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31575\/revisions\/31576"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14617"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}