{"id":15732,"date":"2014-07-31T01:17:09","date_gmt":"2014-07-31T01:17:09","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=15732"},"modified":"2014-07-31T01:17:09","modified_gmt":"2014-07-31T01:17:09","slug":"dowlada-iyo-beesha-caalamka-oo-maanta-ku-dhawaaqeen-dhismaha-maamul-cusub-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2014\/07\/31\/dowlada-iyo-beesha-caalamka-oo-maanta-ku-dhawaaqeen-dhismaha-maamul-cusub-sawiro\/","title":{"rendered":"Dowlada iyo Beesha Caalamka oo Maanta ku Dhawaaqeen Dhismaha Maamul Cusub + Sawiro"},"content":{"rendered":"

\"IMG_5615\"<\/a>Munaasabad Maanta \u00a0ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa ka soo qeyb galay\u00a0Madaxweynaha Soomaaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Mas\u2019uuliyiin ka socotay gobolada Dhexe, Siyaasiyiin, mas\u2019uuliyiin ka socotay QM, Midowga Yurub,\u00a0\u00a0 Midowga Africa, Wasiiro ka tirsan Dowladda, Ra\u2019isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane C\/weli Sheekh Axmed Maxamed, \u00a0iyo Marti sharaf kale. Munaasabadan ayaa lagu heshiisiinayay Maamulada yar yar oo qaab Jufo u dhisan kala ah\u00a0Galmudug, Ximin iyo Xeeb iyo Ahlusunaha Gobolada dhexe.\u00a0<\/strong>Munaasabadan ayaa lagu dhawaaqay Dhismaha Maamul Goboleed ka kooban\u00a0Qeeb ka mid ah Mudug iyo Galaduud, lama yaqaano sida uu ku waafaqi doono Dastuurka Soomaaliya Maadaama la rabo in Maamul Goboleedka uu ka koobnaado ugu yaraan Labo Gobol.<\/p>\n

Tani waa Arin Cusub oo Cadeyn u ah qaabka \u00a0Maamulada loo samaynayo oo ah qaab Beeleed. Laakiin Su`aasha Meesha taalo ayaa ah maxaa loogu diiiday Dadka Digil-Mirifle inay ayagana\u00a0lixda Gobol\u00a0<\/strong>oo Maamul<\/b>\u00a0u samaysteen in la aqoonsado. Mise Sheekada waxay noqotay\u00a0la jiifiyaana banaan.\u00a0<\/strong>Beesha Caalamka oo la Safan Beelaha Daarood iyo Hawiye ayay ku andocoonaysay in Lixda Gobol\u00a0<\/b>aan Suurto Gal ahayn maaadaama ay Seddex ka mid ah Maamul loo sameeyay. Taasi oo Maanta beenowday, ayagoona ogolaaday in\u00a0Gobolka Mudug\u00a0<\/strong>oo ka tirsan Maamulka Putland \u00a000 qeyb yar welina Xaafad ka tirsan Magaalo Madaxdiisa\u00a0Gaalkacyo\u00a0<\/strong>inay ka mid noqoto Maamulka Xusub ee Maanta Dhismihiisa lagu dhawaaqay.<\/p>\n

Walaalaha Digil-Miriflaha ku doodayay in Beesha Caalamka ogolaanaynin in Maamul loo Sameeyo Meel Maamul leh, \u00a0ha arkaan Maanta Eexda iyo Wax-Isdabamarinta jirta. Isku soo wada duub waxa Maanta dhacay waa wax loo baahnaa inay Banaanka imaadaan, Qofkii wax ku fahmaayana ka faa`idaysto.<\/p>\n

\"IMG_5583\"<\/a><\/p>\n

\"IMG_5604\"<\/a><\/p>\n

\"IMG_5610\"<\/a><\/p>\n

\"IMG_5615\"<\/a><\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Munaasabad Maanta \u00a0ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa ka soo qeyb galay\u00a0Madaxweynaha Soomaaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Mas\u2019uuliyiin ka socotay gobolada Dhexe, Siyaasiyiin, mas\u2019uuliyiin ka socotay QM, Midowga Yurub,\u00a0\u00a0 Midowga Africa, Wasiiro ka tirsan Dowladda, Ra\u2019isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane C\/weli Sheekh Axmed Maxamed, \u00a0iyo Marti sharaf kale. Munaasabadan ayaa lagu heshiisiinayay Maamulada yar yar […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-45K","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15732"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15732"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15732\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}