{"id":15725,"date":"2014-07-30T14:51:54","date_gmt":"2014-07-30T14:51:54","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=15725"},"modified":"2014-07-30T14:51:54","modified_gmt":"2014-07-30T14:51:54","slug":"malaaq-shuurow-oo-xilkii-ka-qaadey-gudoomiyaha-gobolka-bay-iyo-kan-degmada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2014\/07\/30\/malaaq-shuurow-oo-xilkii-ka-qaadey-gudoomiyaha-gobolka-bay-iyo-kan-degmada\/","title":{"rendered":"Malaaq Shuurow Oo Xilkii Ka Qaadey Gudoomiyaha Gobolka Bay Iyo Kan Degmada"},"content":{"rendered":"

\"shurow\"<\/a>Maamulka gobalka Bay iyo kan degmada Baydhabo ayaa maanta waxaa xilalka ka qaaday golaha guurtida gobolka Bay, iyadoo lagu eedeeyay xil-gudasho la\u2019aan iyo ku tagri falidda hantida.<\/p>\n

Golaha guuratida maamulka Koonfur-galbeed ayaa maalmahan shirar ku lahaa Baydhabo, iyagoo ugu dambeyn maanta ku dhawaaqay inay xilalka ka xayuubiyeen guddoomiyihii gobolka Bay, Cabdi Aadan Hoosoow iyo guddoomiyaha degmada Baydhabo, Xasan Macallin (Biikole).<\/p>\n

Waxgaradka ayaa waxay xilka guddoomiyaha gobolka Bay iyo kan degmada si KMG ah ugu dhiibeen taliyaha qaybta booliiska gobalka Bay, Col. Mahad C\/raxmaan, waxaana hadalka sheegay guddoomiyaha golaha guurtada ee maamulka Koonfur-galbeed, Xasan Shure Maxamuud.<\/p>\n

Sidoo kale, goobtaas ka hadlay malaaqa weyn ee gobalka Bay, Xasanoow Cumuroow oo sheegey in maamulka gobal iyo degmo inuu dhammaaday xilligoodii toddoba bilood ka hor, ayna ku dhaqaaqeen falal dhac dadweyne iyo hanti lunsasho ah, sidaas daraadeedna ay xilalka uga xayuubiyeen.<\/p>\n

Goobta waxaa kaloo ku sugnaa dhammaan nabadoonnada Gobalka Bay iyo Warbaahinta gobalka ka howlgaasha.<\/p>\n

Malaaq Xasan Shure Maxamuud ayaa sheegey in sida ugu dhaqsiyaha badan ay kusoo magacaabi doonaan maamulka cusub ee gobal Bay iyo sidoo kale kan degmada Baydhabo.<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Maamulka gobalka Bay iyo kan degmada Baydhabo ayaa maanta waxaa xilalka ka qaaday golaha guurtida gobolka Bay, iyadoo lagu eedeeyay xil-gudasho la\u2019aan iyo ku tagri falidda hantida. Golaha guuratida maamulka Koonfur-galbeed ayaa maalmahan shirar ku lahaa Baydhabo, iyagoo ugu dambeyn maanta ku dhawaaqay inay xilalka ka xayuubiyeen guddoomiyihii gobolka Bay, Cabdi Aadan Hoosoow iyo guddoomiyaha […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-45D","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15725"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15725"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15725\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}