daafeet.com
Hakad maanta ku yimid diyaaradii caalamiga ee iman jirey magalada muqdisho
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta diyaaradaha caalamiga ah ee imaan jiray caasimada ay joojiyeen gebi ahaan duulimaadyadii tooska ahaa ee ay ku tegi jireen garoonk…