daafeet.com
Dowlada oo shaacisey in shabaabkii ugu badnaa lagu diley deegaano u dhow magalada xarardheere
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 50 dagal-yahaano ka tirsan kooxda Al-Shabaab lagu dilay duqayn ka dhacday gobolka Mudug. Duqeyntan oo si gaar ah uga dhacday deegaan u dhow …