daafeet.com
Ciidamo kawada tirsan dowlada oo ku dagaalamay deegaan ka tirsan gobolka shabelaha dhexe
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo geystay khasaare badan oo dhimasho iyo dhaawac leh oo Xalay ku dhexmaray deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe ciidamo ka w…