daafeet.com
Dhegeyso: Gudoomiyaha gobolka shabelaha dhexe oo ka hadley dagaal beeleedyada ka socda gobolka
Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya degaannada hoostaga degmada Cadalle inay dagaalka si deg deg ah u joojiyaan, isla markaana wax …