daafeet.com
Dhegeyso: Taliyihii hore ee ciidama danab oo ka hadley la wareegida alshabab ay la wareegtey deegaanka waxbo
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta xoogaga Al-Shabaab ay dib ula wareegeen gacan ku heynta deegaanka Wabxo oo hoostaga degmada Baxdo, kadib markii ay isaga soo baxeen cii…