daafeet.com
Maxaa dhaqanka geeleyda ka dhigey mid ku dhisan fowdo iyo dagaal joogta ah
Dhaqanka Geeljiraha waa mid ku dhisan dagaal joogta ah ( culture of Violence) tasoo sababtuna ay tahay inuu geela yahay mid aad lookala dhoco, dhaqanka Geeljiraha ma laha deganaasho joogto ah waayo…