daafeet.com
Dhegeyso Amsiom oo sheegtey sababta ay ciidamada dowlada ugu wareejiyey degmada afgooye
Taliska AMISOM ayaa si rasmi ah ugu wareejiyey Amniga Guud ee Degmada Afgooye Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed, kadib Munaasabad ka dhacday Degmadaasi. General Shoome oo ah Taliye kuxigeenka Ciidanka …