daafeet.com
Daawo Wasiirada haweenka iyo xuquuda aadanaha oo haweenka somaliyeed uga hambalyeysay munaasabada 8da maarso
Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 8 Maarso oo maanta ku beegan. …