daafeet.com
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Uga Digay Masuuliyiinta Ugu Sareysa Dowlada In Ay Mudo Kororsi Sameystaan
Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo wareysi siinayay laanta Afka Soomaaliga ee BBC ayaa uga digay madaxda sare ee dalka in ay sameystaan muddo korarsi marka uu dhama…