daafeet.com
Dhegeyso Odayaasha Koonfur Galbeed oo Ka Digey In Sadbursi Lagu Sameeyo Doorashoyinka La Filaayo In Dalka Laga Qabto 2021
Qaar ka tirsan odayaasha koonfur galbeed ayaa ka hadley doorashooyinka la filaayo in ay dalka ka dhacaan 2021 wexeyna ka digeen in laga ilaaliyo sadbursi.