daafeet.com
Daawo Lashin Xuseen Maxamuud oo Ka Hadlaaya Taariikhdii Saldanadii Geledi
Lashin Xuseen Maxamuud Dhiiga oo ka mid ah Lashimiinta beesha Geledi ayaa waxaa uu si buuxda uga hadlayaa tixdan qaabkii ay ahaan jirtey saldanadii beesha geledi iyo sida xaalka hada yahay.