daafeet.com
Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Bolisska oo Maanta Qarax lagula Beegsaday Degmada Xamar Jabab
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax nooca gawaarida lagu dhejiyo ah oo ka dhacay degmada Xamar Jajab ee Gobolkan Banaadir gaar ahaan meel u dhow kaalin shidaal oo ku taalla inta u dhax…