daafeet.com
Alshabab iyo Ciidamada Dowlada oo Xalay Madaafiic Isku Weydaarsaday Duleedka Degmada Walaweyn
Wararka naga soo gaaraya degmada walaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay qeybo ka mid ah gobolka madaafiic isku weydaarsadeen ciidamada dowladda iyo Al-shabaab. Goobjoogayaal a…