daafeet.com
Dhegeyso Boobka Ka Taagan Degmada Awdheegle ee ay Geysanayaan Qaar Ka Tirsan Ciidankii Halkaasi Tegay
Dadka ku nool degmada Aw-Dheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay kala kulmeen ciidamadii dowladda Soomaaliya ee dhawaan Al-Shabaab kala wareegay degmadaas. Aweys Cabdi…