daafeet.com
Ciidamada Dowlada oo Afar Ruux Ku Toogtay Suuqa Bakaaraha
Ciidamada Amaanka dowladda Soomaaliya ayaa degmada Howlwadaag gaar ahaa suuqa weyn ee Bakaaraha ku toogtay afar ruux oo mid haween aheyd, kuwaasoo la sheegay in ay qorsheynayeen isku day dil lala b…