daafeet.com
Safiirka Somaliya u Fadhiya Dalka Qadar oo Ka Hadlay Xaalada Caafimaad ee Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Eng Yariisow
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar Amb. Cabdirisaaq Faarax Cali ayaa ka warbixiyey xaaladda caafimaad ee guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Injineer Cabdiraxmaan Cumar Cismaa…