daafeet.com
Dagaal Ka socdey Duleedka Degmada Xudur oo Dowlada Looga Itaal Roonaaday Kadibna Kaalmo Weydiisatey Ciidankii Mukhtaar Roobow
Degaan qiyaastii 30 KM u jira degmada Xudur ee xarunta gobalka Bakool ayaa waxaa ka socda dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalka oo ah mid aad u qara…