daafeet.com
Maamulka Puntland oo Maalmo u Qabtey Iney Isku Soo Diiwaan Geliyaan Shaqalaha Ajnabiga ee Ku Sugan Halkaas
Dowlad goboleedka Puntland ayaa waqti kooban u qabtay inay isku-soo diiwaangeliyaan Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ku sugan deegaanada Maamulkaas si loo hubiyo tiradooda saxda ah. Wasiirka Wasaaradda S…