daafeet.com
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Xildhibaanada Dibada Ku Maqan Ugu Baaqay Iney Soo Xaroodaan
Xildhibaannada golaha shacabka ayaa loogu baaqay si dhaqso ah inay dalka ugu soo xaroodaan, xilli la mudeeyay waqtiga kama dambeysta ah ee laga doonayo inay Muqdisho ku soo laabtaan. Baaqa ayaa yim…