daafeet.com
Maamul Goboleedka Galmudug oo Sheegay Iney Joojiyeen Wadashaqeyntii Kala Dhexeysay Xukumada Dhexe
Maamul-gobolleedka Galmudug ayaa shaaca ka qaadday inay hakisay xiriirkii wada shaqeyn ee kala dhaxeeyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya,iyadoo go’aankan loo sababeeyay inay fara-gelin, …