daafeet.com
Bananbax Looga Soo Horjeedo Go,aankii uu Qaatay wasiirka Wasarada Waxbarashada oo Maanta Ka Dhacay Magalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho qeybo ka mid ah ayaa subaxnimadii hore ee saakay ka bilowdey bananbax ay dhigayeen ardeydii ka qeyb geli laheyd Imtixaankii dowladda ee maanta la hakiyay, kuwaa oo ka cabanaya go…