daafeet.com
Alshabab oo Maanta Weearar Kusoo Qaaday Fariisimo ay Ciidamada Dowlada Ku lahaayeen Deegaanka Beriire
Xoogagga Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in xalay weerar culus oo dhowr jiho ah kusoo qaadeen deegaanka Bariire ee ka tirsan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose oo maalmo ka hor ay la war…