daafeet.com
Ciidmo Saaka Weerar Ku Qaaday Xurunta Tv-ga Universal Ay Ku Leedahay Magalada Muqdisho
Warar goor dhaw naga soo gaaray magalkada muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowlada ay ku qamaameen xurunta Tv ga Universal ay ku leedahay magalada muqdisho. Wariye ka tirsan TV-ga Univer…