daafeet.com
Baroordiiq Loo Sameeyey Qafaalashadii Mukhtaar Roobow iyo Xasuuqii Loo Geystay Shacabka Reer Baydhaba oo Lagu Qabtey London
Kulan ay isugu yimaadeen jaalliyadda Koonfur Galbeed ee wadanka UK iyo Golayaasha kala ah:-Golaha wadatashiga koonfur galbeed, Golaha isbadal-doonka koonfur galbeed iyo Xizbiga Amni iyo Cadaalad ay…