daafeet.com
Reysulwasaaraha Xukumada Federaalka oo Xaley Isbitalada Ku Booqday Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxa
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa xalay saqdii dhexe booqday qaar kamid ah isbitaaladii la dhigay dadkii ku dhaawacmay qar…