daafeet.com
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Somaliya oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Gudoomey Safiirka Cusub ee Turkiga
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo denjiraha cusub ee dalka Tu…