daafeet.com
Dhegeyso: Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Waqtigisa Dhamaaday oo Qiil u Raadinaya Ciidamada uu Wado Musharaxa Xukumada
Wasiirka Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed ee waqtigiisa dhamaaday Ugaas Xasan ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ay jiraan Musharaxiin Ciidamo badan lasoo galay Magaalada Baydhabo. Waxaa uu tilma…