daafeet.com
Shabaab oo Isaga Baxay Degmada Xarardheere oo ay Ku Sugnaayeen Dhowr Sano
Wararka naga soo gaaraya degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa sheegayaan in Al-shabaab ay isaga baxeen degmadaasi, kadib markii ay kordheen diyaaradaha dagaalka ee duqeymaha ka fulinaya degaan…