daafeet.com
Qurba Joogta K/Galbeed oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Musharrixiinta Isbaddel Doonka.
Qurba joogta kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay maalintii shaley qaateen ilaa shan musharrax oo ka tirsanaa golaha isbedel doonka koonfur galbeed kasoo a…