daafeet.com
Aqriso Warqad Kasoo Baxday Xafiiska Hanti dhowrka Guud oo Ku Saabsan Qoraal Dhawaan Kasoo Baxay Gudiga Maaliyada Golaha Shacabka
Qoraal ka soo baxay hanta dhowrka guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali Afgooye ayaa lagu muujiyay walaaca uu ka qabo qoraalka ka soo baxay guddiga maaliyada Golaha Shacabka ee wax is daba marinta …