daafeet.com
Gaari uu Lahaa Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Qorax Lagula Beegsaday Albaabka Hore ee Hotel Maka Al Mukarama
Gaari uu lahaa xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhaw qarax lagula beegsaday albaabka hore ee hotelka Maka Al-Mukarama. Xildhibaanka oo markii uu qaraxa…