daafeet.com
Musharax Cali Sheekh Maxamed Nuur oo Olole Aad u Balaaran Ka Wada Magalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho Hoteelo kuyaala waxaa olole xoogan ka wada qaar kamid ah Musharixiinta u taagan xilka Gudoomiyaha golaha Shacabka oo lagu wado in beri oo isniin ah lagu doorto Muqdisho. Musharax…