Monthly Archives: March, 2018

Browse our exclusive articles!

Akhriso: Qoraal Lagu Eedeynayo Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Kasoo Baxay Xafiiska Gudomiyaha Baarlamaanka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal goordhaw xafiiska kasoo baxay waxaa lagu eedeeyay Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Qoraalka ayaa lagu sheegay in...

Dhegeyso: Xildhibanada Maamulka Koonfur Galbeed oo Shariif Xasan Ugu Baaqay Inuu Faraha Kala Boxo Siyasada Dowlada Dhexe

Xildhibaano ka tirsan maamulka konfur galbeed oo shaley gelinkii dambe kulank u qaatay magalada muqdisho ayaa waxaa ay baaq u direen Shariif Xasan Sheekh...

Wadooyinka Magalada Muqdisho oo Maanta Xiran

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran, iyadoo gaadiidka ay saaran yihiin dadka shacabka ah aysan isaga kala gudbi karin Isgoysyada Magaalada gudaheeda. Isgoyska...

Kulaanka Baarlamaanka ee Maalinta Berito oo Foodo Ku Bilaaban Doona Foodana Ku Dhamaan Doona

Guddoomiyaha Golaha shacabka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo gelinkii dambe ee shaley shir guddoomiyay kulanka Guddiyada Joogta Golaha, Ayaa kulankaasi waxaa looga hadley...

Ciidamada Amisom iyo Alshabab oo Maanta Ku Dagaalamay Duleedka Degmada Mahadaay

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xoogag ka tirsan ururka Al-Shabaab oo wadada u galay kolonyo ka tirsan ciidamada Burundi ee ku sugan...

Popular

Alshabab oo duqeyn lagula beegsadey magalada galhareeri ee gobolka galgaduud

Duqayn ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka & Saaxiibadeed ka...

Itoobiya oo masar ku eedeysay iney ciidamo usoo diri rabto somaliya

Ciidamada Difaaca Itoobiya ayaa bayaan ay soo saareen waxay...

Dowlada somaliya oo soo dhaweysay go’aan maxkamada icj

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aankii ay dhawaan Maxkamadda...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo soo dhaweeyey go,aanka wax ka bedelka dastuurka

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo...

Subscribe

spot_imgspot_img