daafeet.com
Dhegeyso: Maamulka Gobolka Shabelaha Hoose oo Sheegey In Isbedel Lagu Sameyn Doono Ciidamada Ku Sugan Gobolka
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha Hoose C/fataax Xaaji Cabdulle oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay ka maamul ahaan in ay wadaan qorshe lagu bedelayo guud ahaan Ciidamada ku sugan Gobolk…