Monthly Archives: December, 2017

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso: Xildhibaan Cabdi Qeybdiid oo Sheegey In Gurigiisa Ay Soo Weerareen Ciidamo Ka Tirsan Dowlada

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta Weerar ku qaaday Guriga Guddoomiyaha Guddiga dastuurka ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale” Qeybdiid” Waxaa uu...

Dhegeyso: Madaxweynihii Hore Cabdiqaasin Salaad oo ugu Baaqey Mucaaradka Iney Ka Shaqeeyan Nabada

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo si wadajir horumarinta dalka . Waxaa uu sheegay...

Dhegeyso: Kulankii Gudoonka Golayaasha Sharci Dejinta oo Lagu Soo Gabagabeeyey Magalada baydhaba

Shirka Guddoonka Golayaasha Sharci dajinta ee Dalka oo maalmihii la soo dhaafay ka socday Magaalada Baydhabo ayaa la soo gabagabeeyay. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb...

Maamulka Degmada Baardheere oo Dhagax dhigey Wejiga2aad Shan Mashruuc oo lagu horomarinayo Deegaanka(Dhageyso+Sawwiro)

Maamulka degmada Baardheer ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa uu dhagax dhigey wejiga labaad ilaa Afar mashruuc oo la bilaabay in laga hergeliyo degmadan,waxaana...

Dhegeyso: Maamulka Gobolka Shabelaha Hoose oo Sheegey In Isbedel Lagu Sameyn Doono Ciidamada Ku Sugan Gobolka

Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha Hoose C/fataax Xaaji Cabdulle oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay ka maamul ahaan in ay wadaan qorshe lagu bedelayo...

Popular

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Dhegeysiga maxkamada sayid cali oo maanta furantey

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah...

Kooxda daacish oo sheegtey iney dilee inka badan 50 xubnood oo alshabab ah

Kooxda Daacish ayaa sheegatay in dagaalyahanadooda ay weerarro ku...

Dowlada somaliya oo beesha caalamka u sheegtey ineysan diyaar u eheyn wadahadal ay la gasho dowlada itoobiya

Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay...

Subscribe

spot_imgspot_img